'audit_help'=>'Wuxuu keeni doonaa in la xadido sanduuqan isbedel ku yimaada ra\'samaalka taasoo laga dareemi doono booska cusub. inaan la xadidinna waxay keeneysaa in laga mulaaxadeeyo liiska hubinta. <br><br>ogow haddii laga baxo ra\'samaalka waxba iskama bedeli doono booska qofka ama hantida ama booska laga baxay.',
'assets'=>'Hantidu waa shay lagu raadraaco lambar taxane ah ama sumad hanti ah. Waxay u muuqdaan inay yihiin shay qiimo sare leh marka la aqoonsanayo shay gaar ah.',
'categories'=>'Categories help you organize your items. Some example categories might be "Desktops", "Laptops", "Mobile Phones", "Tablets", and so on, but you can use categories any way that makes sense for you.',
'companies'=>'Shirkadaha waxaa loo isticmaali karaa sidii goob aqoonsi oo fudud, ama waxaa loo isticmaali karaa in lagu xaddido muuqaalka hantida, isticmaalayaasha, iwm haddii taageerada buuxda ee shirkadda laga furo goobaha maamulkaaga.',
'consumables'=>'Waxyaalaha la istcimaalay waa shay kasta oo la soo iibsaday oo la isticmaali doono muddo ka dib. Tusaale ahaan, qalin daabacaha ama warqadda koobiyeeyaha.',